Shir Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Saraakiisha Ciidanka

Shirka Saraakiisha ee Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somalilanda ayaa waxa kasoo qayb galay Taliyaha guud ee Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi , Taasi oo warbixin lagaga dhagaystay Taliyayaasha, Hoggaamada, Taliye qaybeedada iyo Saldhigyada.
Waxaan si qoto-dheer looga hadlay xaaladda nabadgalyo ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa shaqooyinka muhiimaka ah ee Ciidanka Boolisku dalka u hayaan.
Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa Hoggaamada , Saraakiisha iyo Taliyayaasha Saldhigyada kula dardaarmay inay laban-labaan shaqooyinka muhiimaka ah ee ay hayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker