Dowladda Soomaaliya Oo Diiday in mar kale Dib Loo Dhigo Dhageysiga Dacwadda Badda ee Hortaala ICJ

Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee ICJ. iyadoo xarunta maxkamadda ay ku suganyihiin masuuliyiin sare oo uu ka mid yahay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka.

 

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed khadar oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si cad u diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga ugu danbeeya ee la wada sugayo ee Maxkamada ka dib markii dowladda kenya ay dalbatay in dib loogu dhigo mudo 12-bilood ah.
halkan hoose ka daawo muuqaalka:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker