Daawo: War kasoo Baxay Gudidii Dhex dhexaadinta Axsaabta Somaliland

magaalada Hargaysa;  Guddidii dhexdhexaadinta xisbiyada iyo xukuumadda, ayaa imika ka hadlay go’aamo ay Soo. jeedin ah oo ay soo saareen kuwaas oo kala ahaa:

 

1. In la kala diro kominshankii Cusbaa ee Doorashooyinka Qaranka.

 

2. In la soo celiyo Kominshankii hore .

 

3. Xisbiyada Mucaaridku inay joojiyaan ficil iyo hadal kasta oo Nabadgalyada wax yeelaya.

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan hoose ka Daawo:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker