Dawlada Shiinaha oo Xusaya 70-sano-guuradii kasoo wareegtay Markii la Aas aasay Dawlada Awooda badan ee Shiinaha

hiinaha ayaa maanta u dabaaldagaysa Sannadguuradi 70-aad  ee kasoo waregtay marki la aas-aasay Jamhuuriyadda Shuuciga ah ee Shiinaha.

 

Munaasabadan oo  si heer sare ah loo soo Agaasimay oo maanta ka dhacday Caasimadda Beijing ayuu madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping Abaalmarinno isugu jiro billado qaran iyo billad sharafeedyo ku guddoon siiyay ilaa iyo 42 qof oo isugu jiray Shiinays iyo ajnabi.

Dadka abaalmarinnada la siiyay ayaa waxaa ka mid ah Tu Youyou oo hadda ka hor ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Nobel Prize qeybteeda Fiisikiska iyo Caafimaadka.

Dadka ajnabiga ah ee shahaado sharafeedka la siiyay ayaa waxaa ku jira Ra’isulwasaarihi hore ee Faransiiska Jean-Pierre Raffarin oo guddoomay billada saaxibtinimada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker