Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkada integrated shipping services
Xukuumadda Somaliland ayaa Ruqsadii Kala Noqotay Shirkada integrated shipping services oo ka shaqaysa koontiineradda iyo maraakiibta, waxaanay dhawaan dalka keentay Markab u rarnaa Dalka Ethiopia, Waxaana la sheegay In Shirkadan uu leeyahay Ganacsadaha Axmed Geelle Arab.





