Madaxweyne Muuse Biixi Oo Mar Kale Dib Loogu Doortay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markale dib loogu doortay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, halka Guddoomiye ku xigeennaddiisana loo kala doortay sidan:
1- Maxamed Kaahin Axmed
2- Axmed Cabdi Dheere
3- Xuseen Aadan Cadde
4- Maxamuud Xasan Saajin.





