Tacsi: Geerida Naxdinta leh ee ku timid Marxuum Abdi Ibrahim Haji Abdi (Abdi Kuuriya)
Hawl-wadeenada Oodweynenews gaar ahaan Cabdirashiid Jaamac Kaahin ayaa tacsi u dirayaa Geerida Naxdinta leh ee ku timid Marxuum Cabdi Ibraahim Xaaji Cabdi (Abdi Kuuriya). oo ku geeriyooday magaalada Oslo ee dalka Norway.
Waxay Alle uga baryayaa marxuumka inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday. AAMIIN…AAMIIN.