Masar oo Wufuud Culus usoo dirtay Somaliland Maalmihii Tegay

Hargeysa (OWN) – Wefti ka socda Dawladda Masar ayaa  laba Cisho ka Hor Booqasho ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

 

 

Weftigan oo ka koobnaa 9 Xubnood oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Debedd ee Masar ayaa diyaarad gaar ah ku yimid Somaliland, waxayna joogeen hal Maalin, waxayna Dalka dib uga dhoofeen Salaasadii Shalay.

 

 

Lama oga ujeeddada Weftiga Masar ka socdaa ku yimaaddeen Somaliland, balse waxa Oodwaynenews Loo sheegay inay kulamo la yeesheen Masuuliyiin sar-sare oo ka mid ah  Xukuumadda Somaliland.

 

 

Somaliland iyo Masar ayaa leh xidhiidh aan War badan laga haynin, waxaana sidan oo kale Sannadkii 2019-kii Somaliland u soo booqday Wefti Masaari ah oo uu hoggaaminayey Wasiir ku-xigeenka Masar u qaabilsan Afrika, kaasi oo Magaciisu Ahaa  Hamdi Loza.

 

 

Safarka uu wakhtigaa ku yimid Somaliland Weftga uu Hoggaaminayey Wasiir ku-xigeenka Masar u qaabilsan Afrika, kaasi oo Magaciisu yahay Hamdi Loza, 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker