DAAWO: Qaabkii Maanta Loo Xidhay Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Suldaan Cabdullaahi Bashiir Oo Sheegay In La Jidh-dilay Markii La Xidhayay

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ay ciidammada militariga federaalka ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa.

Suldaan Cabdullaahi Bashiir oo ka mid ah salaadiinta Soomaalida Itoobiya oo haatan ku suggan Jigjiga ayaa waxa uu sheegay in la jidh-dilay markii la xadhiyay Cabdi Maxamuud Cumar, Halkan hoose ka DAAWO qaabkii loo xidhay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker