Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku riday Israa’iil iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Ciidanka Israa’iil ayaa shaaciyay saaka oo Talaadado ah in ay ku guuleysteen in ay qabtaan gantaal laga soo riday dhanka Yemen ka hor inta uusan gudaha u gelin Israa‘iil, taasoo keentay in la maqlo codadka nidaamyada ka hortaga gantaallada ee Israa’iil.

Kooxda Xuuti Ansar Allah ee Yemen ayaa sheegatay mas’uuliyadda gantaalkaas loo riday dhanka Israa’iil, iyagoo xaqiijiyay in ay “sii wadayaan ku ganidda gantaallada ee Israa’iil.

M ajiro wax khasaare ah oo weerarkan ka dhashay. Balse wararka ayaa sheegaya in cabsi badan ay dareemeen dadka Israa’iiliyiinta ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker