Hargeysa: Koox Shufto ah Oo Wiil Dhalinyaro Ah ku Dilay Mobile Ay ka Dhacayeen

Allaah Haw Naxariistee Cabdicasiis Farxaan Jaamac, ayaa Xalay ku Dhintay Magaalada Hargeysa Ka dib Markii Dhalinyaro Shufto Ahi ay ku Damaaciyeen Mobilekiisii Gacanta.

 

Wiilkan ayaa sida Lagu Baahiyay Baraha Bulshada lagu dilay Mindiyo.

 

Magaaladda Hargeysa ayaa dhawrkii sanno ee u Dambeeyay ka nasatay falalka Noocan ah, Hasayeeshee ayaa ah mid abuuraysa baqdin Cusub Oo hor leh.

Ciidamada Booliska ayaa U qabqabtay Falkan dhawr Qof.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker