Madaxweynaha Jabuuti oo si Adag u Cambaareeyaay Weerarkii lagu Dilay Askar ka Tirsan Milatariga Dalkiisa

Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta si adag u cambaareeyey weerar lagu diley 7 askari oo ka tirsan milatariga Djibouti ee ka hawl gala galbeedka waqooyi ee dalka Djibouti gaar ahaan degmooyinka aadka u duruksan.

Weerarkaasi waxa sheegtey kooxda isku magacawda garabka hubeysan ee jabhadda FRUD.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker