Cuqaasha Iyo Odayaasha Beelaha HABAR CAFAN EE Gudabiirsi Oo U Hanjabay Xukuumadda Muuse Biixi

Cuqaasha Iyo Odayaasha Beelaha HABAR CAFAN EE Gudabiirsi ayaa mar kale si adag uga Hadlay Dilkii 2 Sarkaal ee lagu dilay gobolka Sanaag, waxaanay fariin adag u dirayaan madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker