Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb 3

Waxaa xalay si lama fillaan ahayd Magaalada Dhuusamareeb loogu soo geba-gabeeyay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah ku lahaayen, inkastoo ay ka maqnaayeen laba ka mida Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweyne-yaasha Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxay shirka ka soo saareen Warmurtiyeed ka kooban 15 qodob.

Warmurtiyeedka ayaa waxaa ku xusan in lagu heshiiyay in doorashada dalka ay noqoto mid deegaan doorasho, Dowlad Goboleed kastana laga hirgeliyo ugu yaraan afar deegaan doorasho, oo doorashada ay tahay inay ka dhacdo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker