“Trump Kuma Haboona In Uu Ameerika Hogaamiyo, ma awoodo in uu wax qabto ” : Barack Obama

Barack Obama madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka ayaa hadalo kulul ku duray madaxweyne Donald Trump. Maalintii Arbacada ayuu sheegay in Trump aanu marna u qalim in uu hogaamiyo Ameerika.

Mr. Obama wuxuu ka dayriyay dimuqraadiyadda Ameerika oo uu sheegay in ay halis ku jirto haadii aanay shacabka reer Maraykan codkooda ku ridin Donald Trump. “Uma wado wax dan ah Ameerika, kaliya naftiisa iyo saaxiibadii ayuu ka fikirayaa” “ma awoodo in uu wax qabto, fashilka ka dhashaana wuxuu yeelan doonaa cawaaqib xun” ayuu yidhi Obama.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker