Qaraxyo Gil Gilay Magalada Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay Hoteelka Xayaat ee ku yaalla aagga KM4 ee Muqdisho .
Weerarka ayaa ku bilowday Qaraxyo ,waxaana hadda socta rasaas ay adeegsanayaan Ciidamada dowladda iyo kooxda soo qaaday Weerarka.