Qarax Ka Dhacay Badhtamaha Magaalada Linköping Ee dalka Sweden

SWDEN(OWN)- Qarax ka dhacay badhtamaha magaalada Linköping ee dalka Sweden ayaa dhaawacay ugu yaraan laba qof oo ka dib dhacdodan booqday dhakhtarka. Hasayeeshe aanay xaaladoodu ahayn khatar sida boliisku sheegay.

Dhanka kale booliiska magaalada Linköping ayaa baadhayaa wixii ka dambeeyay qaraxan, islamarkaasna dhacdodan ayaa sameeysay dadka magaaladan ku nool, oo ku khasbanaaday in ay guryahooda ka tagaan. Sababta ayaa ah baadhitaanka boliiska oo weli socda.

Dhaawaca ugu weyni wuxuu gaadhay dhismo leh 5 dabaq, halka ay dhowr daaqadood jajabeen.

Halkan hoose ka muuqaal ku saabsan dhacdadaas

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker