Macalimiinta Dugsiyada Hoose/dhexe Oo Diidan In Imtixaan Laga Qaado

Macalimiintan ayaa wasaaradda Waxbarashada ku hor mudaharaaday iyagoo sheegaya inaanay diyaar u ahayn imtixaan laga qaado.

 

Wasaaradda Waxbarashada ayaa dhawaan sheegtay in macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada hoose/dhexe laga qaadi doono imtixaan lagu hubinayo tayada aqoontooda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker