Kumannaan qof oo qaxooti ah oo ka soo cararay dagaalka Suuriya

Kumannaan qof oo qaxooti ah oo ka soo cararay dagaalkii Suuriya una qaxay waddanka Turkiga ayaa haatan danaynaya inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo kaddib dhulgariirkii halkaas ku dhuftay todobaadkii la soo dhaafay.

Waxa ay daba socotaa kaddib markii Turkigu uu dabciyay shuruucda dhanka socdaalka iyadoo uu u ogolaaday dadkaasi qaxootiga ah in muddo saddex illaa lix bilood ah ay maqnaan karaan kaddibna dib u soo laaban karaan.

Haddii la xaqiijiyo arrintaasi waxa ay noqonaysaa isbadel wayn oo lagu sameeyay sharciga Ankara.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker