Daawo: Ciidamada Dawlada Giriiga oo Dhaawacay Saddex Qof oo u dhashay Dalka Turkiga
Daawo: Ciidamada Dawlada Giriiga oo Dhaawacay Saddex Qof oo u dhashay Dalka Turkiga .Tanna Waxay Dabka kusii Shidaysaa Xaalada oo marka horeba Murugsanayd . Sidaasna waxaa Warbaahinta u sheegay Ciidamada Badda ee Dawlada Turkiga




