“Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maaha Nin Xog Badan Haya Xafiiskana Joogto Kuma Aha…” Xisbiga Waddani
“Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Maaha Nin Xog Badan Haya Xafiiskana Joogto Kuma Aha Ee Marba Intuu Yimaaduu Ka Cararaa Shaqadiisana Aqoon Umalaha “Xisbiga Waddani.
Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI Mudane Xamse Ciise ayaa ka jawaabay eedaymo uu Badhasaabka Maroodi-jeex u soo jeediyey.




