Oodweyne News - Latest Somali News Update

Allah Haw Naxariisto Maxamuud Aw-Muuse Caateeye Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Allah ha u naxariistee waxaa saaka abaaro 4 subaxnimo  ku geeriyooday magaalada Hargeysa Marxuum Maxamuud Aw-Muuse Caateeye oo siweyn loo yaqaan gayiga Somaliland iyo guud ahaan dhulka Somalida,  Marxuumka ayaa mudo sanad iyo dheeraad ahba xanuun u jiifay Isbitaal ku yaal magaalada Hargeysa .

 

Bahda Oodweynenews gaar ahaan Reer  Jaamac Kaahin ayaa   tacsi tiiraanyo badan u diraya dhamaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuumka, rabbi janadiisi haka waraabiyo aamiin.  Aamiin.