Falanqayn: Somaliland & Xidhiidhka Diblomaasiyadeed Ee Masar Iyo Ethiopia.
Tempo Afric TV waxa todobaadkan lagu falanqeeyay xidhiidhka diblomaasiyadeed ee Somaliland la yeelatay Masar iyo Itoobiya iyo marxaladaha siyaasadeed ee ku gadaaman.
Mohamud Sh. Abdi Yusuf (Geedwareershe)
Minneapolis, Minnesota, USA




