Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Soo Dhoweyn Balaadhan Oo Loo Diyaariyey

Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Soo Dhoweyn Balaadhan Oo Loo Diyaariyey, Madaxweynaha Somaliland Muuse
Biixi Cabdi Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Ayaa La Filaya Inay Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtan,Weftidan Ka Socda Xukuumada Ayaa Shirkii Wada

Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Kaga Qayb Galay Dalka Jabouti,Halkaas
Oo Habeenimadi Xalay Lagu Soo Gunaanaday Wejigiisi Kowaad, Kumanaan Shacaba Ayaa Tuban Hareeraha Laamiga Kuwaas Oo Lulaaya
Calanka Jamhuuriyada Somaliland Iyo Isla Markaana Diyaar U Ah Soo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker