Muuqeedii waxa dooriyay garaacista Magafaha: Murugada Qoyska Ka Haysata iyo Maalla laga Rabo!

Drs Nabiiha Ciise Jamac waa inan(gabadh) walaasheen ah oo si xun ugu dhibaataysan dhulka naxariista daran ee liibiya, waxa haysta wax aan bani-aadam ahayn oo bilaa naxariis ah, walaasheen markii hore lacag 15kun oo doolar baa laga bixiyay mar kale ayay hadana lacag labaad ka rabaan.

Jidhkaa i dubaaxiyay markaan sawirkeeda arakay, judhiiba sawirkeedii horaa i hor yimid.! ??????

Ifkaa lagu yahay walaal
Ifkaa lays weheshadaa
Ifka wax layskugu taraa.!

Fadlan walaasheen soo caawiya, oo aynu uga hiilino duligaa arxanka daran si islaamnimo, soomaalinimo iyo bani-aadanimaba.

Halkan kala xidhiidh.
0636497022.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker