Daawo:  “Waxaa Lagu Heshiiyay in Dalku Doorasho u diyaar Garoobo ,” Maxwayne ku Xigeenka Somalililand 

Daawo:  Waxaa Lagu Heshiiyay in Dalku Doorasho u diyaar Garoobo Doorasho,, Maxwayne ku Xigeenka Somalililand

Cabdirahmaan Cabdilaahi Shire Saylici ayaa Hadalkan ku Tiraabay Mar uu Maanta Ku sugnaa Magaalada Gabiilay, Waxaanay Tani ka Dambaysay ka dib Markii ay Warbaahintu Waxka Waydiisay Halka uu ku Dambeeyay Xaalkii Saami qaybsiga ee Gobolada Galbeedka Dalku ka Cabanayeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker