Daawo: Jaamacadda Golis oo Samaysay Qaliin dhif iyo Naadir ku Ah Somaliland
Daawo: Jaamacadda Golis oo Samaysay Qaliin dhif iyo Naadir ku Ah Somaliland, Qalliinkan oo lagu Fuliyay Bisad ay Dhibaato ka haysatay Dhanka Kaadida ayay Sharaxaad dheeri ah ka Bixiyeen Dhakhaatiirtii Samaysay




