Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo La Kulamay Safiirka Itoobiya Hargeysa u Fadhiya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)
Waxayna ka wada Hadleen sidii loo xoojin lahaa
Iskaashiga Amniga, Ganacsiga iyo Dhaqanka ka dhaxeeya labada dal ee dariska ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker