“Ciidammo Dib Loo Soo Celinayaa Ma Jiro…” Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Dib Looga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq

Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa Hargeysa ku sugnaa wefti ka socda Qaramada Midoobay iyo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo wadahadallo iyo kulamo la lahaa mas’uuliyiinta Somaliland, xisbiyada siyaasadda iyo ururrada rayidka ah.

Weftiyadan ayaa u socday waanwaan la xidhiidha sidii loo damin lahaa colaadda iyo xiisadda ka taagan deegaanka Tukaraq.

Guddoomiyaha golaha wakiillada Baashe Maxamed Faarax, Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay halka ay marayso waanwaanta lagu xalinayo colaada Tuke-raq, Halkan hoose ka DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker