Dhageysiga dacwado musuqmaasuq oo loo haysto saraakiil kala duwan oo Muqdisho ka bilaabatay

Magaalada Muqdisho waxaa saaka loo fariistay dhegeysiga dacwad loo haysto agaasimihii hore ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) iyo saraakiil kale oo sida la sheegey ka tirsan wasaaradda maaliyadda.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa dacwadda agaasimaha saaka u fariisatay isagoo dalka ka maqan, waxaana maxkamadda tagey qareen isaga difaacayay.

Waa dhegeysigii ugu horreeyey ee dacwaddaas oo sidoo kale dad 10 qof ka badan kiisaskooda lagu dhegeysanayo, kuwaasoo lagu eedeyay musuqmaasuq

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker