Jugta qarax xoogan ayaa goordhowayd laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegayo inuu ka dhacay Agagaarka Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho.
Wararka qaar ayaa waxaa uy sheegayaan in qaraxaas uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, waxaana uu ka dhacay xarunta Laanta ilaalada canshuuraha oo ku taalla gudaha dekadda Muqdisho.
Back to top button