Daawo: Xoghayaha Xisbiga Ucid oo Bogaadiyay Xidhiidhka u Bilaabmay Somaliland iyo Thaiwand
Daawo: Xoghayaha Xisbiga Ucid oo Bogaadiyay Xidhiidhka u Bilaabmay Somaliland iyo Thaiwand, sidoo kale Waxaa uu sheegay Xoghayuhu in Xidhiidhkan markii ugu Horraysay uu Bilaabay Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali waraabe , Masuulku wuxuu kaloo ka hadalay
Dacwad Laga Gudbiyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Eng Faysal Cali Waraabe




