Wararka Suuqa: Messi oo weli ku adkaysanaya inuu Barcelona ka tagayo – Guardiola oo uu la xidhiidhay iyo xog ku saabsan suuqa kala iibsashada ciyaartoyda
Lionel Messi ayaa ka yaabiyay Barcelona isagoo u sheegay inuu doonayo inuu si xor ah uga tago xagaagan.