Xildhibaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Maanta Madaxweyne Dooranaya+ Faah-faahinta Wararkii Ugu Danbeeyay.

Baydhabo-(OWN)-Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19ka bisha December xildhibaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sida qorsuhu yahay ku dooranaya madaxweyne magaalada Baydhabo.

Ilaa shan musharax ayaa u tartami doonno xilka madaxweynaha oo ay xildhibaannadu kala saari doonaan, waxaana doorashadan ka maqan oo aan ka qeybgali doonin Mukhtaar Rooboow oo 13kii bishan ay soo xidhtay dowladda Soomaaliya kana mid ahaa musharixiinta looga hadal heynta badnaa doorashada xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Amaanka magaalada Baydhabo ayaa siweyn loo adkeeyay waxaana sugaya nabad-galyada ciidamada dowladda, AMISOM iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed.

Wixii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Doorashada Koonfurgalbeed ku Saabsan Kala Soco Oodweyne/News.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker