Daawo: Wararkii ugu dambeeyay Ciyaaraha iyo Kulan-nadii la ugu dambeeyay
Daawo: Wararkii ugu dambeeyay Ciyaaraha iyo Kulan-nadii la ugu dambeeyay, Kooxda Juventuus oo Guul kala Cumaamatay Kulankii dhexmaray Kooxda Lejje, inkastoo ay Badiyeen Kooxda Juventuus Hadana waxaa soo Ifbaxday Diciifnimada ay Kooxdu wali dhex fadhido waayo waxaa laga yaabay Qaabka Ciyaareed ee ay soo Bandhigeen.




