Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hal qof uu dhintay mid kalena uu dhaawacmay kadib qarax ka dhacay degmada Kaaraan ee waqooyiga Muqdisho.

 

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Muqdisho oo codsaday inaan magacooda la sheegin sababo dhinaca amniga ah ayaa sheegay in qaraxan lala eegtay baabuur uu leeyahay mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada oo aan markaasi isagu la soconin baabuurka.

 

 

Waxaa dhintay qof ka mid ah ilaalda, waxaana dhaawacmay qof kale, sida uu sheegay in mid ka mid ah ilo wareedyadu .

 

 

Dhinaca kale, ilo ku sugan dhinaca galbeed ee magaalada Muqdisho ayaa iyaguna  Warbaahinta U Sheegay inuu Qaruxu ka dhacay Deegaanka Waydow.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker