DAAWO: “Kornayl Caarre In Uu Ciidammada Ka Goosto Waxa Sabab U Ahayd Arrintii Ka Dhacday Ceel-afweyn..” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah

Hargeysa ( OWN)-Guddomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Eng Faysal Cali waraabe ayaa waxaa u ka war bixiyey kulan uu magaalada Nairobe kula yeeshay masuulyiin ka tirsan Ururka ONLF waxaana uu sheegay inay Hargeysa ku casuumeen oo ay dhawaan iman doonan.

Dhinaca kale Faysal ayaa waxaa ka Hadley arimo badan oo ay ka mid yahiin doorashooyinka , war bixintii musuq maasuqa ee golaha wakiiladu soo saareen iyo arinta Taliye Caarre iyo colaadda Puntland iyo Somaliland ee tuke-raq, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker