Anigu ku sheegi-maayee yaanu Camalkaa ku sheegin.

Anigu ku sheegi-maayee yaanu

Camalkaa ku sheegin.

Keene iyo kordhiye.

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib xeebtii yarayde is mooday

Maraykankii afrika maxaa ku dhacay.

Waa maxay cabaadkan iyo oo hintan iyo jilicsanaan-tan

Ka muuqataa.

Kordhiye. Saaxiib horta anigu waan filaa yay inay ayaanuun

Waxa ay yihiin  la tusi doono ee ma maantay noqotay

Waxa la yidhi anigu ku sheegi maayee yaan camalkaa ku sheegin

Soo jog laga waa yana soo jiifsaa laga helaa .

Waxaanu weli ogayn in uu ku nool yahay dilaalista soomaalida

Waar annakaa wax aragnay .

Allaylahe baga .

 

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker