Dhegayso:Wali Ma Hayno Wakhti Cayiman oo ay Bilaabmaan Duulimaadyada Somalia
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa u sheegay Warbaahinta in aan weli waqti loo cayimin xilligii ay dib U bilaabi Lahayd Duulimaadyadii gudaha iyo Debedda.
Warkaa Wasiirka Halkan Hoose ka Dhegayso.




