Daawo: Dagaalkii ugu Xumaa oo ka Dhexqarxay Wadamada Shiinaha iyo Hindia.
Daawo: Dagaalkii ugu Xumaa oo ka Dhexqarxay Wadamada Shiinaha iyo Hindia. Dawlada Hindia ayaa Sheegtay ina Buuralayda Himilaaya lagu Dilay 20 Ka Mida Ciidamadeeda Xadka ay La Wadaagto Wadanka Shiinaha.
Inkasta oo aanay Ilaa Imika Dawlada Shiinu Ka Hadlin Dagaalkan ay Hindiya Sheegtay Hadana Waxaa Jiray Maalmihii aynu Soo Dhaafnay Xiisad dhanka Xadka ah oo u Dhaxaysa Labada Dawladood.