Boggag Baraha Bulshada Ah Oo Laga Been Abuuray Magaca Wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire

Wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland, ayaa xaqiijisay in ay jiraan Boggag baraha bulshada ah oo laga been abuuray Magaca wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire, kuwaas oo dad lagu waydiistay lacago.

Sidoo kale waxaa wasaaraddu ay bulshada uga digtay in ay ka feejignaato, boggagaasi been abuurka ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker