Daawo Wasiir Axmed Muumin Seed oo daahfuray qorshe cusub oo wasaaradda Beeraha lagu horumarinayo shaqadeeda
Hargeysa (own) Wasiir Axmed Muumin Seed oo markii ugu horeysay mudo ku siman 20 sano kadib daah furay qorshe cusub oo wasaaradda Beeraha lagu horumarinayo shaqadeeda




