Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Wakhtiga Furista Ururrada iyo Doorashada Madaxtooyada

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in sannadkan gudihiisa ay dalka ka dhacayaan saddex Doorasho oo ay ugu soo horeyso doorashada tartanka ururrada siyaasadda oo uu sheegay inay qabsoomi doonto Badhtamaha sannadkan.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu sheegay inay doorashada madaxtooyadu qabsoomi doonto xilligii loogu talo-galay oo ku beegan bisha November ee sannadkan, taas oo uu sheegay inay ku tartami doonaan saddexda xisbi ee ka soo dhex-bixi doona tartanka ururrada siyaasadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker