Daawo: Janaraal Khaliif Xaftar oo dib u Qabsaday Magaalooyinkii laga Faramaroojiyay Bilihii aynu SooDhaafnay
Daawo: Janaraal Khaliif Xaftar oo dib u Qabsaday Magaalooyinkii laga Faramaroojiyay Bilihii aynu SooDhaafnay, Dawlada Libya ee uu Hogaamiyo Faais Saraj ayaan Wali ka Hadal guul darooyinkan lasoo Darsay .
Khaliifa Xaftar ayay u Noqonaysaa Tani Guul Layaableh




