Dal afrikaan ah oo madaxdiisa kajaraya mushaaradka

Golaha wasiirada Mozambique ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka mushaar dhimista wasiirada, wasiir ku xigeenada, xoghayeyaasha dowlad goboleedyada iyo mudanayaasha baarlamaanka iyadoo dowladda ay la daalaa dhacayso hindise sharciyeedka mushaar kordhinta.

Wasiirka maaliyadda iyo dhaqaalaha Max Tonela ayaa sheegay in soo jeedintu ay sidoo kale ka mid tahay in wax laga qabto walaaca ku saabsan mushaaraadka xubnaha golayaasha gobolka, taas oo uu sheegay in ay ka hor imanayso mabaadi’da mushaarka saxda ah.

Ma uusan tilmaamin cadadka dhimista la soo jeediyay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker