Daawo:Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qayb Galey Dufcadii Labaad Ee Shaqo Qaran Ka Qalin jabisa
Daawo:Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Qayb Galey Dufcadii Labaad Ee Shaqo Qaran Ka
Qalin jabisa, Waxaana ugu Horray Halkaasi ka Hadlay Gudoomiyaha Mashruuca Shaqo Qaran, iyo Masuuliyiin ay ku Jiraan Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland , Gudoomiyaha Ha,adda Shaqaalaha Dawlada , Taliyaha Ciidamada Police-ka




