Daawo: Wararkii ugu dambeeyey ee rabshadaha Mareykanka ka socda (Daawo Sawirrada)
Daawo: Wararkii ugu dambeeyey ee rabshadaha Mareykanka ka socda. Mudaharaadada lagaga soo horjeedo dilkii Foosha xumaa ee Loo gaystay Ford oo kasoo jeeday Qoomiyada Maraykanka madaw ayaa wali kasocda dalkaasi .
Nin wade ka ahaa Booyada Shidaalka Qaada ayaa Xoog ku jiiday Ciidamada Police Balse Xoog ayay ku Qabteen kama dambaystii




