Warmurtiyeedka Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboledyada dalka

Magaalada Baydhabo waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii uga socday Madaxda Dowlad Goboledyada dalka ka jira.

Shirka oo ahaa kii labaad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga Dowlad Goboledyada dalka ka jira ayaa qoraalkii laga soo saaray waxaa si wayn loogu dhaliilay Dowladda Federalka Somaliya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker