Wasiirka Maaliyada ee Dawlada Ethiopia oo Noqday ka Ugu Wanaagsan Wasiir Maaliyadeedyada Africa

Wasiir Axmed Shide Oo Noqday Wasiirka Maaliyadda Ee Afrika Ugu
Wanaagsan

Majaladda African Leadership Magazine ayaa Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide u aqoonsan tahay inay siiso Billadda Wasiirka Maaliyadda ee
Afrika ugu wanaagsan sannadkii 2020. War-murtiyeed ay Majaladdu Shalay soo saartay waxay ku soo bandhigtay
Madax iyo Masuuliyiin kala duwan oo isugu jira Madaxda Hay’adaha Maaliyadda ee Afrika ee ay u aqoonsantay kuwii ugu wanaagsan sannadkan
2020.

Majaladda ayaa laba Wasiir-Maaliyadeed oo ka soo jeeda Afrika u aqoonsantay kuwii ugu wanaagsan Sannadkan.
Wasiir Axmed Shide ayaa noqday wasiirka keliya ee ka soo jeeda bariga Afrika ee ay majaladdu u aqoonsatay Wasiirka maaliyadda ugu wanaagsan Afrika

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker