Daawo: Madax-dhaqameedka Xaafada Daami oo u Mahadceliyay Wasiirka Waxbarashada iyo Madaxwaynaha Somaliland
Daawo: Madax-dhaqameedka Xaafada Daami oo u Mahadceliyay Wasiirka Waxbarashada iyo Madaxwaynaha Somaliland. Tan ayaa Ka dambaysay ka dib markii Wasiirka Warbarashada iyo Sayniska Somaliland uu Masuul kasoo Jeeda Beeshooda u Magacaabeen Isu-duwaha Wasaaradaasi ee Gobolka Maroodi-jeex




